Arday baratay cilmiga Computerka oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne.

0
156

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen 120 ardey oo baratay cilmiga Computerka islamarkana ka aflaxday iskuulka Hoggaan.

Munaasabadan ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka iskuulka, bahda waxbarashada, waalidiin, ardeyda qalin jabisay iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here