Arday baratay cilmiga Computer ka oo munaasabad loogu qabtay Xudur.

0
113

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 20 ardey oo baratay cilmiga Computerka islamarkana ka aflaxday Iskuulka Tawakal College.

Munaasabadan ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka iskuulka, bahda waxbarashada, waalidiin, ardeyda qalin jabisay iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here