Arday ka Qalinjibisay Madarasada Zeyd Binu Taabid oo Baydhabo Xaflad loogu qabtay.

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafladdaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin ka socoday qaar ka mid ah madaarista Baydhabo, maclimiin, waalidiin iyo marti sharaf kale iyagoo doonaayay in ay arkaan ardadaan iyo sida ay wax u barteen.

Ardadaan ayaa baranayeen mudo xifdinta qur’aanka kariimka iyo kutubada kale, waxayna intii xafladda ay socotay ku soo bandhigeen waxyaabihii ay barteen.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here