Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dadka Soomaaliyeed ayaa Sodonkii sano ee la soo dhaafay ahaayeen kuwa si weyn u isticmaalayay ku dhaqanka Qabyaalada iyadoona arimahaasi dad badan loo dhibaateeyay guud ahaana ay saameysay Dowladnimadeena.
Warbixintan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade