Aqoonyahanada Baydhabo Oo Dowladda Ugu Baaqay in Bulshada Shaqa Abuur Balaaran Loo Sameeyo

0
313

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Soomaaliya oo Hada Ku jirta Dib U dhiska Dowladnimadeeda Burburtay Sanadka Marka Uu Ahaa 1991Kii Waxaa Guud ahaan lawaayay Adeegyadi Dowladnimo Bulshada Heli Jireen Sida Shaqaleysiinta Dhalinyarada SHaqa Abuurka Hormarinta Ganacsiga Hada Waxaa SHacabka Soomaaliyeed Yihiin kuwa ku badan Shaqa La,aanta Hadaba Maxaa Sabab u ah Shaqa La,aanta Dalka Kajirta Gaar ahaan KG Waxaan Su,aashaas Weydiinay Mahamud Mahamed Cabdi oo Ka kamid ah Dhalinyarada Aqoonyahanada ah ee Baydhabo Ku Sugan

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Waracade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here