Aqoon Kororsi ku Saabsanaa Maareynta Guud Maaliyadda dalka Oo Muqdisho Lagu soo gabagabeeyey

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Aqoon is Weedaarsigaan oo socdey mudo Isbuuc ku dhow, ayaa Lagu baranaayey Maareynta guud ee Maaliyada Dalka, kaasi oo lagu qabtey Magaalada Muqdisho, waxaana soo qaban qaabiyey Xafiiska Xisaabaha Guud Ee Qaranka waxaa si gaar aha lagu baranaayey dhinaca diyaarinta warbixinta iyo ku shaqeynta nidaamka diwaagelinta, Kaasi oo la siinayay shaqaalaha kala duwan ee ka howlgala Wasaarada Maaliyada.

Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Cabdiraxmaan Maxamed Anas Oo soo xirey Tababarka, ayaa ka faaidesayaasha kula dardaarmey in ay waxa ay barteen uga adeegaan Bulshada, Ka Xafiis ahaana ay diyaar u yihiin Horumarinta Shaqaalaha Dowlada, gaar ahaan Xafiiska Xisaabiyaha guud iyo kuwa Wasaarada Maaliyada.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here