Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Istaraatiijiyadda Qorshe Howleedka Beeraha Oo Lagu Dahfuray Kismaayo

0
101

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiir ku xigeenka wasarada beeraha iyo waraabka ee maamulka Jubalan Ugaas Cali Sokor ayaa degmada kismaaya ku dhaafurey aqoon Is wadaarsi iyo wadateshi ku saabsan istiraatijiyada qorsha Howleedka Beeraha soomaliya .

Furitaanka kulanka ayaa waxaa goob jog ka ahaa masulinyin ka socotey Wasarada beeraha iyo waraabka ee xukuumada faradaalka soomaliya iyo iskaashatooyinka beeraleyda jubalan waxaana inta uu socodo kulan looga arinsan doona arimo muhiim u ah beeraleyda soomaliyeed.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here