Aqoon isweydaarsi ku saabsan diyaarinta heshiiska xuquuqda Naafada Caalamka Oo Baydhabo lagu Dah’furey

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed Marwo Nasra Aweis Abkow ayaa Magaalada Baydhabo ka daah-furtay Aqoon isweydaarsi ku saabsan diyaarinta warbixinta hordhac ah ee heshiiska xuquuqda Naafada Caalamka.

Aqoon isweydaarsigan waxaa loo qabtay ururadda bulshada dadka baahiyaha gaarka qaba qaar kamid ah shaqaalaha wasaaradaha iyo bulshada qeybahooda kala duwan iyadoona ay goob joog ahayeen xubno ka socday Wasaaradda Haweenka dowlada faradaarlka Soomaaliya.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here