Aqoon isweydaarsi ku saabsan Hormarinta Afka Maayga Oo ka dhacay Magaalada Baydhabo

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Aqoon is weydaarsigan ayaa looga doodey Cilmiga lahjadaha afafka Soomaaliga oo ugu horeeyo Afka Maayga Tunida Banaadiriga Jiidiga iyo kuwa kale, waxaana ka qeyb galay Wasiiro, Xilibaano, Maamulka Degmada Baydhabo, Aqoonyahano iyo qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada

Guduumiyaha Arimaha Bulshada Degmada Baydhabo Abdullahi Fartaag iyo Agaasimaha Wasaarada Warfaafinta KG Cumar Mustaf Nuur ayaa waxay ka hadleen Ahmiyada ay leedahay in la Horumariyo Lahajadahay Afsoomaaliga gaar ahaan kuwa Dadka deegaanada KG Looga hadlo

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here