Aqoon iswaydaarsi ku saabsan hormarinta Xuquuqda Naafada oo lagu qabtay Dhuusamareb.

0
66

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hay’adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed oo kaashanaysa dalada ururada naafada Galmudug iyo bulshada qeybahooda kala duwan ayaa Dhuusamaereb ku qabatay Aqoon iswaydaarsi ku saabsan sidii kor loogu qaadi lahaa Siyaasadda Dowlada ee lagu hormarinayo Xuquuqda Naafada Soomaaliyeed.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay xubno ka socday Hay’adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed iyo qaar ka mid ah Naafada, waxaana looga hadlay sidii loo horumarin lahaa xuquuqda Naafada.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here