Aqoon is weydaarsi ku saabsan Horumarinta Beeraha Oo ka Furmey Baydhabo.

0
79

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Beeraha Dowladda Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ku qabatey shir ku saabsan aqoon isweydaarsi iyo Wadatashiga istiraatiijada qaran ee horumarinta beeraha soomaaliya oo ay qeyb katahay Wasaaradda Beeraha DFS.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here