Aqoon is weydaarsi ku saabsan dadaalada xasilinta Soomaaliya Oo Ka furmay Baydhabo.

0
65

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladaha hoose-iyo dib-uheshiisiinta dowlada koonfur galbeed Mudane Abdullaahi haaji hasan ayaa maanta maanta magaalada Baydhabo ku Daahfurtey aqoon is weydaarsi kusaabsan casharadii laga bartey dadaalada xasilinta ee somalia shirkaan ayaa waxaa kaso qeyb galey agaasimeyaal guud, agaasime waaxeedyo iyo lataliyaal sare oo ka kala socdeen Wasaarada Arimaha gudahaa, howlaha guud, biyaha iyo tamarta amniga gudaha heer federaal iyo heer state

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yuusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here