Aqoon is weydaarsi Ku saabsan Saadaasha Hawada iyo Isbadalka Cimilada Oo Baydhabo lagu Dah-furey.

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan ay qabatey wasaarada Bii’ada iyo Isbedelka Cimilada dowlada KGS waxaa lagu baranayey saameynta isbedelka Cimilada iyo sidii lagu heli lahaa xogta deegaanka.

Waxaana ka soo qeyb galey shaqadalaha wasaaradda , Wasaaradda Beeraha iyo Howlwadeeno ka socday Degmada Baydhabo Oo loo tababarayey qaabka ugu sahlan arintaasi loo waji lahaa.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here