Aqoon is weydaarsi Ku saabsan Arimaha Xuquuqul Insaanka Oo Baydhabo Lagu soo gabagabeeyey

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan oo ku saabsanaa Arimaha xaquuqal insaanka oo loo qabtey wakiilada ka kala socdey Degmooyinka KG ayaa ahaa mid ay wax badan kaga faaideysten Maalmaha uu socdey tabarka ayaa waxaa inta badan Casharada lagu baranaayey ay ahaayeen kuwa la xariira Arimaha xaquuqal insaanka kaasi oo looga tala galey in ay ka faaideystaan ka soo qeyb galiyaasha

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here