Aqoon is weydaarsi Ku Saabsan Amniga iyo Nabada Haweenka Oo Baydhabo lagu qabtey.

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan Aqoon Isweydaarsiga ah ayaa inta badan loga hadlayaa qorshe Howleedka maxaliga La xariira Amniga iyo Nabada Haweenka sidii Bulshada Rayidka iyo madaxada Wasaaraha ay ugu argati dhiiban lahaayeen inta aan la ansixinin Qorshahan

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Haweenka dhalinyarada Madaxda Bulshada Rayidka iyo Wasaaradaha kuwaas oo inta kulanka socdey dood ka yeeshey qorshahan ay soo Bandhigtey Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka KG

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here