Agab yari ka jirto Isbitaalka Degmada Balcad Ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Isbitaalka Degmada Balcad ayaa bur-burkii kadib ayaa waxaa howlgaliyay Maamulka iyo Shacabka Degmada balse waxaa ka jirtaa baahiyo aad u badan oo aan xiligaani isbitaalka aan ka maarmin.

Guddiga gacanta ku haaya isbitaalka ayaa sheegay in isbitaalka aan laheyn Saalada Qaliinka,Keydka dhiigga iyo Qolalka jiifka u ah Bukaanada.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here