Agab Xafiiseed oo lagu wareejiyay Taliska Ciidanka Booliska Degmada Baydhabo.

0
67

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ururka Hiil Bilaang Oo kaa shaneya Hay’adda Kasmo Deva iyo Isha Human Right ayaa qalab xafiiseed loogu talagalay in ay ku shaqeeyaan Booliiska qeybta Genderka ku wareejiyey Taliyaha Saldhiga Degmada Baydhabo Gashaanle dhexe Mukhtaar Axmed Ibraahim Dugudow.

Waxaa ka qeyb galay madasha lagu wareejinayey agabka mas’uuliyiin ka kala socday Ururka Hiil Bilaang,  Hay’addaha Kasmo iyo Isha, qaar ka mid ah Saraakiisha Booliska iyo Marti Sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here