Agab Xafiiseed lagu wareejiyay wasaaradda Haweenka maamulka Koonfur Galbeed

0
110

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Agab xafiiseedkaan oo iskugu jira Miisas Kuraas iyo camputero ayaa Hay’adda IISHA oo kaashanaysa hay’adda Kasmo Dev ku Wareejisey Wasaaradda Haweenka maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya

Waxaa ka soo qeyb galay madasha agabka lagu wareejinayey Agaasimaha guud ee wasaarada Haweenka maamulka Koonfur Galbeed Madiina Axmed Nuur iyo qaar kamid ah mas’uuliyiinya labada hay’adood ee IISHA iyo Kasmo Dev.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here