Agab Waxbarasho Oo Lagu Wareejiyey Maamulka Iskuulka Degmada Ceeldheer

0
58

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Iskuulka degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ayaa lagu wareejiyey Aqab Waxbarasgo oo dhameystiran waxaan ay ka timid Jimciyada Tigaad oo ka shaqeysa Arimaha Waxbarashada taasi oo saacida Aqoonta iyo dadka danyerta ah .

Cumar Cabdilaahi oo wakiil ka haa jimciyada Tigaad ayaa ka warbixiyey Aqabka waxbarasho ee a ku wareejiyeen Iskuulka degmada Ceedheer

Warkung waliba nig haaye Mahamed Eethyng Wadanig

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here