Agab Waxbarasho Oo La gaarsiyay Deegaanka Dhuxun Guduud.

0
121

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iskuduwaha Wasaarada Waxbarashada Dowladda Jubbaland ee degmada Baladxaawo Farxaan Afeey Muxumad ayaa agab waxbarasho oo hordhac ah gaarsiyay degaanka Dhuxun Guduud oo hoostagta degamda Baladxaawo ee Gobolka Gedo.

Maamulaha dugsiga hoose iyo dhaxe ee Dhuxun Guduud, dadka degaanka iyo ardada ayaa u mahadceliyay Wasaarada Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee maamulka Jubbaland iyadoona sheegay in weli ay jiraan baahiyo kale oo ku aadan Waxbarashada degaanka

Warkung Waliba Nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here