Agab Waxbarasho oo ka timid Dowlada Turkiga Oo la gaarsiiyay Qaar ka mid ah iskuulada Degmada Xudur.

0
337

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Iskuulada Hoose dhaxe iyo sare ee Shodog iyo Xudur ee ku yaala Degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool ayaa waxaa la soo gaarsiyey miisas iyo kuraas oo ay wax ku baran doonaan ardeyda dhigata Iskuuladaasi.

Agabkaani la soo gaar siiyay Iskuulada Shodog iyo Xudur ayaa waxaa iska kaashadeen dhalinyaro ka soo jeeda Degmada Xudur iyo dad kale oo muxsiniin ah kuwaasi oo ay jogaan Dalka Turkiga.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here