Agab Sports oo la Gaarsiiyey Kooxaha Ka dhisan Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool

0
236

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Qaar ka mid ah kooxaha cayaartoyda ee ka dhisan degmada Ceelberde Ee gobolka bakool ayaa waxaa la gaarsiiyey qalab isboortis oo isuga Jira kabo fanaanadiyaal banooniyaal iyo sidoo kale aqab kale oo Looga tala galey cayaartoyda ku dhaqan degmadaasi iyo tuulooyinka Hoos yimaada.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here