Agab Nadaafadeed Oo Lagu Wareejiyay Gudiga ka hortaga Cudurka Shuban-biyoodka Gobalka Togdheer.

0
46

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agabka Ndafaadeedkan lagu wareejiyey Gudiga ka hortaga shuban biyoodka Gobolka Tog-dheer gaar ahaan Isbitaalka Guud Ee Magaalada Burco kaas oo loogu tala galay ka hortaga Cudurka Shuban Biyoodka oo ka dilaacey Deegana badan ka tirsan Soomaaliland islamarkaana ay sabab u noqotey in ay Geeriyad dad badan kuwa kalana la dhigey Goobaha Caafimaadka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here