Agab looga hortago fatahaada Oo lagu Wareejiyey Maamulka Jowhar.

0
124

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agabyadan ayaa si isxilqaan ah waxaa xaafadaha Degmada Jowhar maalmahaan ka soo aruurinaayay Ururka Dhalinyarada gobalka Shabeellada Dhexe si looga hortagayo Fatahaadaha, waxaana lagu wareejiyay Maamulka Gobalka Shableeda dhaxe iyo kan Degmada Jowhar.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here