Agab Looga hortaga Cayayaanka Oo Loo qeybiyey Beeraleyda Soomaaliland.

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Beeraha ee gobolka Daad-madheedh ayaa bulshada beeralayda ah u qeybisay Dawooyinka Lagu Buufiyo Cayayaanka ku dhasha Beeraha .

isku duwaha Wasaaradda Beeraha ee Gobolka Daad-Madheedh Jamaal Deeqa Maxamed iyo Aadan oo ka socoday Wasaaradda Beeraha heer Qaraan ayaa ka warbixiyey dawooyin ay bulshada u qaybiyeen.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here