Agab kala duwan Oo Loo Qeybiyey Dadka baahiyaha gaarka ah qaba ku Nool Baydhabo.

0
66

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maalinta caalamiga ah ee dadka naafada ah ayaa la xusaa sanad walba 3-da December, ujeedada maalintan ayaa ah in kor loo qaado wacyiga dadka naafada ah sida dhammaan dhinacyada dhaqanka, bulshada, iyo siyaasadda iyada oo kor loo qaado xuquuqdooda iyo wanaagga dhammaan heerarka bulshada iyo horumarka.

iyadoo maalintan la weyneynayo ayaa Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed Marwo Nasra Aweys Sheekh Xuseen iyo agaasimaha guud ee Wasaaradda Marwo Madiina Ahmed Nuur ayaa xafiiska Wasaaradda deeq aqab noocyo kala duwan iskugu jirta ugu qeybiyey dadka baahiyaha gaarka qaba ee ku nool kaamamka barakacyaasha iyo gudaha Magalaada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here