Agab kala duwan Oo Lagu Wareejiyey Beeralayda Deegaanada Goobweeyn iyo Luglow

0
39

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaarada beeraha iyo waraabka ee maamulka jubbaland ayaa qalab looga tala galey beeraha iyo abuurka ku wareyjisey dadka beeraleyda ah ee degan gobweyn iyo luglow kuwaasi oo horey ay wasaradu u siisey tababar la xariira arimaha beeraha.

Agaasimaha maamulka iyo maaliyada ahna ku simaha agaasimaha guud oo ay wehelineyaa howlwadeenada beeraha ayaa abuurka u qiibiyey beeraladey degaanadaasi.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here