Agab caafimaad oo lagu wareejiyay maamulka Isbitaalka Ceynaba.

0
132

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan oo aheyd mid lagu wareejinyay agab caafimaad oo loogu talgalay isbitaalka magaalada Ceeynaba ayaa waxaa goob joog ka ahaa maamulka dagmada bahda caafimadka iyo maamulka isbitaalka ceeynaba.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here