Agab Caafimaad Oo Lagu Wareejiyay Maamulka Degmada Marka.

0
106

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Cisbitaalka weyn degmada marka ee Xarunta gobolka shabellaha hoose ayaa waxaa ka jirta baahiyo dhanka adeegyada caafimaadka ah ayigoona cabasho kala duwan ka soo yeertey shacbka degmada ayaa Xildhibada gobaha shacabka iyo aqalka sare ee degaan doorashooda ay tahay degmada marka iyo gudoomiyaasha gobolka iyo degmada masuulin kale oo ku sugan dekada weyn ee magalada muqdisho ayaa sheegey in ay ka jawaabeyaan abashada baahiyaha Caafimaadka ee ka soo yeertey shacabka degmada marka.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir