Agaasinka Caafimaadka Gobolka Banaadir Oo Bulshada ka wacyigeliyay Ilaalinta Fayadhowrka.

0
37

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Mudooyinkii ugu dambeysey Waxaa Degmooyinka Gobolka Banaadir ka socdey Olole lagu Horumarinayo Fayadhowrka iyo Caafimaadka Dadka iyo Deegaanka iyadoo Maamulka Gobolka Banaadir arintaasi wax badan ka qabtey sida Cuduro badan oo halis ku ah Bulshada ay dad badan ka daaweeyeen.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here