Agaasimihii hore ee garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb oo maamulka cusub ee garoonka ugu baaqay lashaqaynta hay’adaha doonaya hormarinta garoonka.

0
129

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo dhowr bilood ka hor Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada dowlad goboleedka Galmudug ay shaacisey in garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb loo dhisi doono qaab casri ah Agaasimihii hore ee garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb Cabdulaahi Xasan Nuur waxaa uu ugu baaqey maamulka cusub ee dhawaan loo magacaabay garoonka in uu la shaqeeyo cid weliba oo doonaysa horumarinta garoonka diyaaradaha.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here