Baydhabo(Radio Arlaadi)- Agaasimaha xarunta dhimirka ee Magaalada Baydhabo Aadan Cabdiraxman Jandal maan ayaa waxaa uu ka Hadley xaaladda guud ee ka jirta xaruntaasi oo xiligaani lagu xanaaneynaayo bukaano ka badan 118 kuwaas oo u baahan in wax loo qabto iyagoo u baahan daawo iyo rashiin ku filan.
Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera