Agaasimaha Xalka Waara ee Waasarada Qorsheynta KG Oo Sheegay inay wadaan Qorshiyaal lagu Hormarinayo Bulshada.

0
384

Baydhabo(Radio Arlaadi)-1991kii Burburkii Dalka Ka dhacay Kadib Waxaa baaba,ay oo Meesha Ka baxday Kaabiyaashii Dhaqaalaha Noloshii Dadka Sida Wax soosarka Amniga Waxbarashada Caafimaadka Ganacsi aan Jiheysaneyn Shaqa La,aan Waxay Dadka Noqdeen Kuwa Nolosha Ku adkaatay Maadama Mudo 30 Sano Ku dhow Aysan Heysan Kaalintii Dowladnimo ,Dadka waxay U kala bexeen Kuwa Dalka Gudihiisa Ku barakaca Kuwa Dibada U Qaxay Kuwana Nolosha iskala Daalaadhacaya Dalka Gudihiisa Si Loo soo Celiyo Nolosha Dadka KG Xalwaarana Loogu Gaara ayaa Loo Sameeyay Xafiiska Xalka Waara Wasaarada Qorsheynta KG Oo uu Agaasime Ka yahay Abdullahi Ali Watiin Isaga oo La Hadlayay Radio Arlaadi ayaa Sharxay Qorshayaalka ugu Yaala In Dadka KG Adeegyada Ay U baahanyihiin Loogu Gaarsiiyo Deeganadooda Si Loo Yareeyo Barakaca Faraha Badan KG Kajira.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here