Agaasimaha Waaxda dhulka Ee Degmada Baydhabo Oo Sheegay in ay ka Shaqeynayaan Sidii Wadooyin balaaran ay u heli lahayd Magaalada.

0
177

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kadib markii ay Dowladnimada Soomaaliya Burburtey Sodon sano ka hor waxaa halkaasi ka baxay wixii sharci ah oo ay dowlada Bulshada ku hagi jirtey, dhismaha dhulalka waxay ay lahaayeen sharciyo loo mari jirey iyo goobo ku haboonaa in la dhisto balse waxaa taa bedelkeeda dadka noqdeen kuwa iska dhista meesha ay doonaan iyadoo Magaalooyinka noqdeen kuwa Ciriiri ah lana waayay meelo dadka iyo gaadiidka si waasac ah u kala maraan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here