Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka KGS Oo Tababar Usoo Xirey Qaar Kamid ah Shaqaalaha Wasaaraddaasi

0
320

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qaar ka mid ah shaqaalaha Wasarada Caafimaadka Ee Dowlada Goboleedka KGS ayaa ku dhowaad Mudo shan maalin ah Wuxuu u Socdey tababar oo ahaa Tayeynta Shaqaalaha Wasarada Waxaan Soo Xirey Agaasimaha Guud ee Wasarada Caafimaadka KGS.

Warkan Waxaa inoo haye Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here