Adeegyada Biyaha iyo Korontada Dowladu Maamusho Oo Baydhabo laga hirgilinayo

0
118

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Helitaanka Adeegyada Korontada iyo Biyaha waxay laf dhabar u tahay Nolosha Bulshada oo dhan gaar ahaan kuwooda danyarta ah, Magaalada Baydhabo in kastoo ay ka jiraan adeegyada korontada iyo biyaha hadana inta badan waa kuwa Shacabka ku qaba Culeysyo xaga qiimaha.

Hadaba Maxay tahay doorka Wasaarada Macdanta iyo Kheyraadka biyaha KG ee ku aadan sidii bulshada ay u heli lahaayen koranto iyo biyo qiima jabnan, Wasiirka Macdanta iyo Kheyraadka biyaha KG Iimaan Cali Cabdi ayaa Bulshada u sheegey in wasaaradiisa ay soo celin doonto waakaladaha Biyaha Shacabkuna ay siin doonaan biyo ku fulin Nadiifna ah kana qiima Jaban kuwa shirkadaha gaarka ay bixiyaan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here