Adeegga Musaacid Oo fududeynaya Cumrada Oo Lagu Dah-furey Magaalada Muqdisho

0
52

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan Oo Lagu Dahfuraayey Adeega Musaacida oo Fududeyn doono Safarka Gudashada Cumrada ayaa lagu qabtey Magaalada Muqdisho waxaana ka qeyb galay Madax ka socotey Dowlada Ganacsato iyo Madaxda Salaam Soomaali Bank iyo Shirkada Duulimaadka ee Deybah oo isku kaashanaya sidii ay u fududeyn lahaayeen Gudashada Cumrada iyadoo lakafaalo qaadayo ilaa iyo ay dalka dib uga soo laabanayaan

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here