Adeeg fududayn doona Xajka iyo Cumrada Oo Lagu Soo bandhigay Muqdisho.

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Masuuliyiin ka tirsan DFS maamulka Shirkada IBS Bank iyo Qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qeybgalay Munaasabad lagu Shaacinaayey Adeega Teysiir oo ah Heshiis ay wada gaareen Shirkada Diyaaradaha Al Nuureyn iyo IBS Bank kaasi oo fududeynaya in Shacabka Soomaaliyeed u fududeynaayo in ay soo Cumreystaan Iyagoo lacagta aan halmar shubin.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here