Adeeg Caafimaad Oo la gaarsiiyay Qaxootiga u dhashay Yemen ku nool Muqdisho.

0
126

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Caruurta iyo Hooyooyinka ka soo jeeda dalka Yemen ee ku nool Muqdisho, ayaa waxaa la gaarsiiyey Adeeg Caafimaad Oo Bilaash ah, waxaana gaarsiisey Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaaliyeed, oo ka shaneysa Ururka jilayaasha Mutatabiciinta Caafimaadka Soomaaliyeed iyo Isbitaalka Soomaali Swedish.

Munaasabada lagu gaarsiinayay Adeega Caafimaadka Qaxootiga Dalka Yamen ayaa waxaa goobjoog ahaa Madax ka tirsan Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaaliyeed iyo Madaxda Isbitaalka Swedish.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here