Adeeg Caafimaad Bilaash ah Oo loo Sameeyey qoysas danyar ah ku nool Degmada Guricel.

0
139

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ardayda dhigata Culuumta Caafimaadka ee jaamacada Savannah ayaa adeeg caafimaad iyo baaritaan gaarsiiyey qeyb kamid ah qoysaska danyarta ah ku waas oo ku nool kaamka Guricel oo ku yaalo duleedka Degmada

Barakacyaasha ku nool Kaam guriceel ayaa qaba baahiyaha aas aasiga ah sida inaysan haysan Xaruumo Caafimaad oo lagu daaweeyo dadka bukaanada kuwaas oo ku nool Kaamka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here