Adeeg Caafimaad bilaash ah oo loo sameeyay Dadka qaba Xanuunka Macaanka ee ku nool Burco.

0
150

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururkan ku midoobay Daladda Caawiye ayaa Adeeg Caafimaad oo Bilaasha u sameeyay dadka qaba Cudurka Macaanka ah ee ku noo magaalada Burco, Waxaana xaruunta Xanaanada dhaxe ee Magaalabada Burco ay ugu sameeyeen Adeegyo caafimaad oo ka koobnaa baaris, daweyn iyo wacyigelin ku saabsan sida xanuunka macaaka loola noolaado.

Qaar ka mid ah xubnaha ku mideysan Daladda Caawiye ayaa ka hadlay sababaha loo aas-aasay uurkan caawiye iyo talooyin caafimaad oo ay siiyeen dadka la nool xanuunka macaanka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here