Actorka Puneeth Rajkumar oo u geeriyooday wadne xanuun ku soo booday.

0
354

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Puneeth Rajkumar jilaaga 46-jirka ee u dhashay dalka India ayaa u dhintay wadna xanuun dag dah ah sida ay xaqiijiyeen maamulka Hospital Bangalore

Mr Rajkumar waxa uu ahaa Mid ka mid jilaayaasha da’da yar ee qarnigan aad looga jeclahay India iyo qeyba ka mida wadada kale .

Wuxuu ahaa jilaa filimada kala duwan, (curiye) Nin qoro shekoyinka filimada ,soo saare Barnmaanij Tv ka baxa iyo Hesaa cod dabacsan leh .

Wuxuu ka soo dhax muuqday 29 filim Kadib markii uu ku soo biiray Aflaanta filimada India

Agtorka ayaa dhashay sanadkii 1975

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here