Abwaan Majaajiliste Caan ka ah Baydhabo Oo Hada Noloshiisa Ku Maareeya Baabuurta Dhaweeyaha Loo Yaqaano.

0
372

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Faarax Xuseen Xaaji `Abwaan Weerow` waxaa uu ka mid yahay dhalinyarada hal abuurka leh ee ku nool Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay, waxaana intiisa badan waxbarashadiisa ku qaatey baydhabo hada waa aabe leh labo xaas iyo caruur.

Abwaan weerow markii laga soo gudbo abwaanimada waxaa uu soo qabtey shaqooyin badan taasi oo uu ku soo mareyn jirey nolashiisa in kastoo aan ku filneen in ay wax badan ay ka qabtaan nolashiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here