Abaar daba dheeraatay oo ka jirta dal Yurub ku yaalla

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Abaarta daba dheeraatay ee ka jirta dhulka caanka ah ee Spain ee qoyan ayaa ku qasabtay shimbiraha nooca bolonboolada inay ku dhalaan meelo kale.

Dhulka qoyan ee Fuente de Piedra ee gobolka Malaga ayaa lagu dhawaaqay in uu yahay kayd dabiici ah 1984. Laakiin Sabtidii, kaliya dhawr iyo toban shimbirood ayaa lagu arkay biyaha cusbada leh ee aan alaaba looga barinin in shimabaraha lagu arko.

Bartamihii bishii May, Spain waxa ay heshay 28% roob ka yar intii la filayay, sida ay saraakiishu sheegeen. Waxay aragtay gu’geedii ugu kululaa tan iyo 1961-kii, iyadoo heerkul sare laga yaabo inuu sii socdo xagaaga oo dhan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here