Baydhabo(Radio Arlaadi)- Xuseen Ismaaciil Cali oo ah Aabo labo Reer Noolashooda Ku Maareeya Tolista Dharka ayaa waxaa uu subax walba u soo kalahaa Suuqayada Magaalada Baydhabo halkaasi oo soo dhigta sharqaankiisa si uu u Helo dad uu dharka u tolo Waxaan u Raadiyow Arlaadi uga Warbixiyey sida ay tahay shaqadiisa.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir