Aabe Xanuunsan Oo Dalbaday Gargaar Caafimaad in Loo fidiyo.

0
430

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Nolosha qoysaska ayaa inta badan ah kuwa laf dhabar u ah Ragga kuwaasi oo daboola baahiyaadka aas aasiga ah ee qoyska,balse marka uu qofka raga ah soo wajahdo xaalado adag sida shaqa la,aan Xanuun muda lala jiifta iyo kuwa kale qoyskaas ayaa wajaha xaalad aad u adag.

Mahamed Aadan Abdi waa Aabe dhalay gabdho kaliya waxaa uu mudo nolosha qoyskiisa ku maareyn jirey goobaha alxanka,Nasiib daro Mahamed ayaa mudo laga joogo laba sano ka hor bir lugta kaga dhacday ay sababtey in Neerfaha ay wax gaarsiiso kadibna noqdey qof la jiifta Neerfa Xanuunka wuxuu tagay goobaha Caafimaadka Baydhabo waxaa loo sheegey in Xaaladiisa halkaan aan wax loogu qaban Karin, maadama uu san celin Karin lugaha iyo gacamaha oo jareynaya.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nuur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here