Aabe Soomaliyeed oo Haysta Todobo Caruur ah oo Dalbadey In Loo Abuuro Shaqa Uu Noolasha Reerkiisa Ku Maareeyo.

0
255

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ali Abdulaahi Cusmaan oo ah Aabe qabo baahiyaha gaarka ah haystan todobo caruur ah iyo hooyadoda isla markaasna ay ku noolyihiin Asiga iyo qoyskiisa mid ka mid ah kaamamka ku yaala duleedka magalaada Baydhabo.

Aabo Ali Abdulaahi ayaa waxaa uu sheegeyaa in uusan awood u laheyn in uu caruurtiisa uga soo xamaasho shaqooyinka adag kuwii Uu asiga awoodi kareyna uu waayey sidaasi darteeda asiga iyo Caruurtiisa ay soo wajahdey xaalad adag oo dhanka nolshooda ah .

Warbixintan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here