Aabe Soomaaliyeed oo Nolashiisa Ka Mareeyo Ka Ganacsiga Cadeyga Magalada Baydhabo

0
273

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Xoogsato badan oo isugu jira dhalinyaro ah iyo dad da’ ah ayaa ka shaqeysta iibinta cadeyga kaasi oo laga keeno deegaano ka baxsan magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here