Aabe Soomaaliyeed Oo Degan Kaamka Toosakaar Oo Dalbaday in Laga Caawiyo Nolosha.

0
282

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ibraahim Maxamed Oo Ka Mid ah Bulshada Danyerta ah Ee Ku Nool Kaamka Toosakaar Ee Duleedka Magalada Baydhabo ayaa Waxaa Uu Mudo Ku Dhowr Sana ah Ku Noolaa Gudaha Magalada, Waxaana Uu Markiisa Hore Ka Yimid Degaanka Goof Gaduud Shibeelow Oo Hoos Yimaada Degmada Baydhabo isagoo Sheegey In Markiisa Hore ahaan Jirey Dadka Xoola Dhaqatada ah Ee Ku Noolaa Degaankaasi.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here