Aabe Seddax Reer Noloshooda Mudo 18 Sano ah ku Maareynaayay Iibinta Digaaga Oo Ka Warbixiyay Ganacsigiisa.

0
370

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Axmed Maxamed Cabdi oo ku magac dheer `Axmed Dooro` waxa uu ku nool yahay Magaalada Baydhabo janaay waa qof leh xaas iyo caruur mudo in ku dhow 18 sano waxaa uu iibiya digaagdo waana kaliya shaqada uu ku mareeyo nolashiisa iyo mida reerka, wuxuuna sheegey in uu manta ku qanacsan yahay nalasha uu ku jiro iyo in uu iibiyo digaagadaha.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here